Home Wararka Maanta Försäkringskassan iyo Svenska kraftnät oo iska Kaashanaya Caawinta Korontada

Försäkringskassan iyo Svenska kraftnät oo iska Kaashanaya Caawinta Korontada

0

Försäkringskassan iyo Svenska kraftnät ayay dowladdu u wakiishay in ay isu diyaariyaan in ay awood u yeeshaan in ay bixiyaan taageerada macaamiisha korontada ee Iswiidhan.

Dowlada ayaa Dhawaan Shaacisay in Goobaha Qaar ee Dalka Dadka ku nool laga Caawinayo Korontada.

Labada Hay’adood ayaa Midkood qaabilsanaaneysa dhanka Xisaabinta Halka mida kale ee xooga saareyso Dhaqaalaha.

Lacagta Kaalmada ayaa ah mid loo eegayo 12 bilood iyo Qiimaha Korontada kaga baxday

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSenator Cabdi Ismaaciil Samatar “ Istaraatijiyadda Al Shabaab hadda lagula dirirayo waxay ku Soomaaliya ku hoobinaysaa cadaab aan dhammaad lahayn” 
Next articleKhilaaf ka dhashay markab tahriibayaal sidday oo loo diiday inuu galo Talyaaniga