Home Wararka Maanta Farmaajo oo ku Horeeya Tiranta Codadka Wareega 1aad ee Doorashada Somaliya

Farmaajo oo ku Horeeya Tiranta Codadka Wareega 1aad ee Doorashada Somaliya

0

Waxaa socota tirinta codadka wareega 1aad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana la furay sanaadiiqda codadka lagu ridayey.

Sanduuqii ugu horreeyay ayaa waxaa furay guddoomiyaha baarlamaanka, iyadoo la bilaabay in kor loogu dhawaaqo cod kasta musharaxa helay, waxaan goobta fadhiyada musharaxiinta oo mid kasta loo dhiibay codka uu helay musharaxa uu muujiyay ka yahay.

Codadka illa hadda lagu dhawaaqay ayaa waxaa ku hormaray musharaxa Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaa ku xiga Saciid Deni iyo Xassan Cali Khayre, sidoo kale waxaa tiro codad ah helay Xasan Shiikh Maxamuud, Shariif Shiikh Axmed iyo buug kale, waxaana tirada codadku ay u bixiyeen buugaag. aad isugu dhow, mar walbana musharax cusub ayaa helaya codad badan oo is xiga.

Waxa la goostay in marka ay tirinta dhamaato uu gudoonka Baarlamanku si rasmi ah ugu dhawaaqo tirada codeysay iyo sida loo kala, waxaanu la qaatay in wareegn 2aad la galo haddii la waayo musharax hella kala bar codadka la dhiibtay dastuur helay helayaaya.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleSaddex Musharax oo isaga haray Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya (Magacyada)
Next articleSaciid Deni oo Hogaaminaya Tirinta Codad Wareega 1aad ee lasoo Dhameeyay