Home Wararka Maanta Falagle oo Ugu Danbayn Baneeyey Garabka Sxbkiis Qoor Qoor

Falagle oo Ugu Danbayn Baneeyey Garabka Sxbkiis Qoor Qoor

0

Mid ka mid ah jilba Culustii Ahmed Qoor qoor oo garabkiisa Baneeyey ka dib markii uu Fahmiyey Halka geediga Galmudug usocodo,

Ahmed shire falagle Wasiirkii Hore warfaafinta Galmudug Hadaba Ahaa lataliye Madaxweynaha Waqtigu ka dhamaadey ahmed Qoor qoor ayaa ahaa si Cad u shaaciyey in Xilkii lataliyenimo isaga tagay ka dib markii ahmed qoor qoor uu qadan waayey Taloyin muhiim u ah Jiritaanka Galmudug oo loo jeediyey,

Ahmed shire falagle oo degaan ahaan iyo dad ahaan ka soo Jedda Gobolka Mudug miisan Culus ku Leh Bulshada Gobolka Mudug, Waa Hogaamiye waxa badan ka soo shaqeyey Dowladnimada Galmudug Kuna soo dhex jirey in ka badan 15 Sano oo ay Galmudug marxalado Kala duwan soo martay

Qoor qoor ayaa hada waagu u baryey ayaa waxa muuqata in Galmudug uu ku waddo Waddo qardo jeex ah Balse Dadka Galmudug looga yahay in la Badbaadiyo Jiritaanka Maamulka Galmudug dhismihiisa Waqti iyo Maalbadan ku baxay,

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleCiidamada Abiya Axmed oo Dagaal Qaraar lagu Jabiyay Xili Abiya Ciidamada Soo Dhoobay Xadka Soomaaliya
Next articleGaari Alshabaab Agab U siday oo Galmudug lagu Qabtay