Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Gen, ibraahim Sheikh Muxudiin, Taliyaha Lugta, Sanater Afcadey Agaasimaha Hay’adda Tubsan Cabdullahi Maxamed nuur iyo xubna ka socda Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadda shir Deg Deg ah uga socdaa Degmada Aadan Yabaal Ee Gobalka Sh/dhaxe
Shirka ka dib waxay la hadli doonaan ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo dejin doona xaalada Ciidamada dib ayaana loogu celin doonaa furimaha Dagaalka
Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay Mid mid ula xariiray Saraakiisha Ciidamada hogaaminaya waxuuna u sheegay inay is dajiyaan oo dib ugu laabtaan Goobihii Difaaca sharcigana lala Tiigsan doono cid kasta oo ay ku cadaato fashilinta Howlgalka Dagaalka