Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran iyo Midowga Musharaxiinta ayaa goordhow soo dhamaaday, iyadoo inta badan soo jeedintii Musharaxiinta la qaatay, inta aan ka aheyn qodobka odayaasha 135-ta iyo Amniga oo la isku mari waayay.
Qodobka odayaasha 135-ta ayaa meel dhexe la isugu yimid, iyadoo la isku fahmay in la qaato odayaasha dhaqanka soo jireenka ee la aqoonsan yahay.
Sidoo kale qodobkii Amniga ahaa ayaa weli la isla meel dhigin, iyadoo loo deynayo Golaha.
Arrinta ku saabsan kuraasta lagu muransan yahay ee ay dalbadeen Midowga Musharaxiinta ayaa loo deynayaa inay go’aan ka soo gaaraan Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddiyada doorashada.
Ad