Home Wararka Maanta Faahfaahin Qarax Ka Dhacay muqdisho iyobCida Lala Eegtay

Faahfaahin Qarax Ka Dhacay muqdisho iyobCida Lala Eegtay

0

Muqdisho:-Qarax laga maqlay meelo kala duwan ayaa gordhow ka dhacay degmada kaxda ee duleedka Muqdisho

Qaraxaan ayay wararku sheegayaan in uu ahaa miino kaasi lala eegtay askar ku sugneed gudaha degmada kaxda gaar ahaan waaxda 1aad.

Qaraxaan ka dhacay Kax shiikhaal waxaa lala eegtay Sarkaal millatari ah oo katirsan qeybta sahanka ee Ciidanka xoogga dalka, dhaawac ayaa lasoo weriyey.

Illaa hadda laamahan ammaanku soo sheegin wax geeri ah oo Qaraxaas miino ka dhashay.

 

Ad
Previous articleATMIS Oo Ciidanka Xoogga Dalka Ku Wareejisay Saldhigoodii Cabdalla Biroole
Next articleWafdi Kasocda Soomaaliya oo Itoobiya Kala Hadlaaya Badda Soomaaliya oo Hoordhow Duulay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here