Home Wararka Somaliya Faah faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho.

Faah faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho.

0
Saddex qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyootay qarax xooggan oo goordhow ka dhacay Degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir, waxaana lala eegtay gaari SURF ah.
 
Waxaa jiro dhaawacyo kale oo ka dhashay qaraxa, waxaana goobta baaris ka wada ciidamada amaanka Dowladda Soomaaliya
Ma jiro wax war ah oo ku saabsan qaraxa kana soobaxay maamulka Degmada kaxda ee Gobalka Banaadir, waxaana qaraxyada nuucaan ah ay ku soo kordheen maalmihii la soo dhaafay Muqdisho
Ad
Previous articleSawiro: Dekada Hobyo oo laga Dajinayo 150 Gaari Maanta, Markii 6aad
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan Wadanka Sacuudiga