Home Wararka Caalamka Erdogan: ma aqbalayno in urur argagixiso lagu soo daro NATO

Erdogan: ma aqbalayno in urur argagixiso lagu soo daro NATO

0

Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ayaa maanta hadla ka jeediyey masjidka Hazrat Ali eek u yaalla magaalada Istanbul salaaddi Jimcaha ka dib.

Marka lafiiriyo xubinimada NATO ee Finland iyo Sweden , ayuu Erdogan yiri ‘’ Waxaan kulan ballaaran la yeeshay ra’iisul wasaaraha Netherland maanta . Berri waxaan wadahadal yeelaneynaa Ingiriiska iyo Finland.

waxaa kale oo aan la kulmi doonaa Xoghayaha GuudJeneraal Stoltenbeg .’’ .

Wuxuu xusay in dalalka Yurub , oo u heysta PKK in ay yihiin argagisixiso ma arkayaan YPG in sida ay ka dhigeen ururadaas ‘’ hadalo ay ka jeediyeen baarlamaanadooda’’ayuu yiri Erdogan ‘’ Haddii aan ognahay in NATO ay aad u neceb tahay argagixisada , haddii aan ognahay in NATO ay tahay urur dhinaca ammaanka ah .

ma oggolaaneyno in urur argagixio lagu soo daro NATO , Haa ma hihi karno , waxay ila tahay waxaa la mid ah Sweden iyo Finland ‘’ ayuu yiri

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleQarax Ka Dhacay Muqdisho oo Siyaasi Caan ah lala Eegtay
Next articleWaa kuma ninka ay dartiis u kulmi rabaan Biden iyo Maxamed Bin Salmaan oo isku dhacsan?