Home Wararka Somaliya Dr caan ah oo Muqdisho ku geeriyooday

Dr caan ah oo Muqdisho ku geeriyooday

0

Alle ha unaxariistee waxaa xalay  geeriyooday Dr Xaydar Cali Raage kuna  geeriyooday muqdisho.

Dr Xaydar Cali Raage ayaa kamid ahaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee dalka marxaladihii adkaa u soo shaqayay , si wayna looga yaqiinay muqdisho, waxuuna isbitaal ku lahaa Meel udhaw isgooska Sanca gaar ahaan ka soo Horjeedka Baanaraama.

Dr Xaydar Ayaa ahaa dhaqtar ku taqasusay Daaweynta Feeraha, waxuuna isbitaalka ku lahaa in Mudda ah Muqdisho.

Warar ayaa sheegaya in dhaqtarku uu ku geeriyooday Isbitaalka Soomaali Suudaaneys oo ku yaala Xamar, ka dib Markii si deg Deg ah isbitaalka Loola Cararay.

Lama Xaqeejin waxa uu u geeriyooday Balse waxaa la sheegayaa inuu Carona u dhintay

Ad
Previous articleWaasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo WHO oo Deeq Caafimaad gaarsiiyay Galmudug (Sawiro)
Next articleGolaha Amaanka QM oo shir Deg Deg ah ka yeelanaya xaalada Somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here