Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya ruqsad siiyay Bangiyada Caalamiga ah si Dalka ay Xaruma uga...

Dowladda Soomaaliya ruqsad siiyay Bangiyada Caalamiga ah si Dalka ay Xaruma uga furtaan

0

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa u oggolaaday Shatiga bangiyada bangiyadii u horreysay oo caalami ah oo ka howlgeli doona Soomaaliya.

Bangiyada la siiyay shatiga ayaa kala ah Bangiyo laga leeyahay dalalka Masar iyo Turkiga oo lagu kala magacaabo Banque Misr iyo Ziraat Katilim.

Ad