Home Wararka Maanta Dowladda Federaalka oo shahaado ku xirtay badeecadaha lasoo galiyo dalka iyo Shacabka...

Dowladda Federaalka oo shahaado ku xirtay badeecadaha lasoo galiyo dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed oo ku Farxay

0

Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliya ayaa shahaado ku xirtay ganacsatada iyo shakhsiyaadka kale ee badeecada iyo alaabaha kale soogalinaya dalka, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay hay’adaas.

Bayaankan ayaa lagu sheegay in ‘dhamaan shirkadaha,Ganacstada , hay’addaha caalimiga ah iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kala soo daga alaabaha kala duwan Dekeda Muqdisho iyo Airport Aadan Cade ay layimaadaan shahaadada waafaqsanaanta ee hay’adda Taya-dhowrka.’

Shacabka Soomaaliya ayaa Mudo la Daala dhacaayay alaabo Dhacay iyo kuwa aan Tayo lahayn oo Dalka la keeni jiray Taas oo ay ku qasbanaayeen inay Gataaan.

Hay’adda Taya-dhowrka ayaa sidoo kale sheegtay ‘in ciddii aan la ilmaan shahaadan laga bilaabo kowda bisha soo socota ee September ay ciqaab iyo ganaax lacageed muteysan doonaan.

34 Sano kadib Dowlada Somaliya oo dib u soo Celisay Adeega Boostada Caalamiga

Soomaaliya ayaa 34 sano ka dib markii ugu horeysay dalka ka hirgelisay Maamulka tooska ah ee Boostada caalamiga ah.. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍

Maxaa Qalad ah oo ka jira Heshiiska Turkiga iyo Somaliya ee Dhanka Shidaalka

Heshiiska taariikhiga ah ee ay Soomaaliya iyo Turkiga kala saxiixdeen ee sahminta iyo soo saarista shidaalka iyo gaaska ayaa si weyn u soo jiitay indhaha bulshada, balse sidoo kale wuxuu

Maamulka Puntland oo Dowlada Somaliya uga digtay in la Siyaasadeeyo Gargaarka

Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta madiibooyinka dawladda Puntland waxay ka digaysaa siyaasadaynta arimaha Gargaarka taas oo sababi karta in lagu takrifasho oo la baalmaro shuruucda caalamiga ah. HOOS KA DAALACO QORAALKA

Turkiga oo yeelanaya 90% dakhligii shidaalka iyo Gaaska uu kasoo saaro Soomaaliya

Turkiga ayaa yeelan doona ilaa 90 boqolkiiba dakhliga kasoo baxa saliidda iyo gaaska laga soo saaro Soomaaliya, sida uu muujinayo heshiiska labada dal oo markii ugu horraysay nuqulkisa si rasmi

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka oo loo doortay Xildhibaan Qawdhan

Kulan ay maanta iskugu yimaadeen Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay ku doorteen Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha
Ad
Previous articleWasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo Soo Saartay Go,aan Qaarar oo ku Wajahan Jamacadaha Dalka
Next articleMuuse Biixi oo Ka Tacsiyeeyey Abwaanka Ay Ciidamadiisu Madfac ku Dileen