Home Wararka Caalamka Dowladda Erateria oo war ka soo saartay safarkii Madaxweyne Xasan Sheikh

Dowladda Erateria oo war ka soo saartay safarkii Madaxweyne Xasan Sheikh

0

Sida ay qortay wakaaladda wararka Eriteria Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa qorshaynaya in ciiddul Adxa uu la dabaal dego ciidanka Soomaaliya ee dalkaas lagu tababaray.

5,000 oo ciidamo Soomaali ah oo lagu tababaray Eriteria ayaa dib loo soo celin doonaa sida lagu xusay warka.

Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidanka la tababaray ay joogaan xerada Gergera Dam oo ku dhow Tera Emni.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleGacanyarihii Fahad Yaasiin ahna ninkii haayay Feelka Ciidanka Erateria oo MD Xasan raacay
Next articleNinkii Dilay Raysulwasare Shinzo Abe oo shaaciyey sabab cajiib ah ee uu u Dilay