Dawladda Soomaaliya ayaa ka sheegtay fadhigii Golaha Ammaanka ee QM shalay, in ay hubinayso in doorashooyinka SL ay noqoto mid lagu kalsoonaan karro, xor iyo cadaalad ah.
“DF Soomaaliya waxaa ka go’an in ay hubiso, in Hanaanka doorashada uu noqdo mid cadaalad ah, xor ah laguna kalsoonaan karro dhammaan gobalada Soomaaliyeed”ayuu yiri wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya.
Shirka madasha ee kasocda Villa Somalia, ayay isku mari la’ayihiin madaxweynaha DFS & Madaxda DG Koonfurta dalka in la aado doorasho iyo mudo kororsi, iyadoo ay qorshaha mudo kordhinta doonayso madaxtooyadu in ay u sameyso maamulada, halka maamuladuna diidan yihiin qaarkood.
Dalalka Ruushka iyo Ukraine oo iska bur-biriyay Kaabayaasha Dhaqaale ee Muhiimka
Dowladaha Ruushka iyo Ukraine, ayaa wali sii wada duqeymo culus ay is dhaafsanayaan, kuwaa oo waxyeelo xooggan gaarsiiyay kaabayaal dhaqaale oo labada dalba muhiim u ahaa. Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin
Furuumaha Dagaalka ee Dowlada oo loo diray Dhaqaatiir iyo Gurmad Xoogan
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay dhaqaatiir, gawaarida gargaarka degdegga ah iyo daawo luugu tala-galay in lagu taageero geesiyaasha xaq u dirirka ah
Dowlada Somaliya oo ka hadashey isku day dil uu ka badbaaday Madaxweyne Xasan Shiikh
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay ka badbaaday qarax lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo galbineysay, xilli uu ka baxay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kuna sii jeeday farumaha hore ee
Dowlada Somaliya oo ku Dhawaaqday Xiliga la Qabanayo doorashada goleyaasha degaanka
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, G/ kuxigeenka Saadiq Abshir Garaad iyo qaar ka mid ah Xubnaha guddiga ayaa si wada jir ah u
Dagaal ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ku dhexmaray Togga Miiraale oo Warar laga helayo
Dagaal culus oo dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish oo ka dhacay aagga Togga Miiraale ee buuraha Calmiskaad, ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac ah. Inta la
Ad