Waxaa soo dhaamaday kulamo laga yeeshay xaalada Jubbaland oo dhacay saacadihii la soo dhaafay, kulamada waxaa goobjoog ahaa marka laga tago madaxda Qaranka Safiir Doodishe , Wasiirka Dowlada Ilko-dheere. Iyo Taliyaha NISA. Galka howalgalka cusub waxaa qabandono Reysalwasaare Xamze iyo Xafiiska NISA. Taliyaha Lugta Khaalid ayaa laga saaray doorkiisa isago dhabarka lo saaray dhacadadii Raaskaambooni.
Dhowr gobood ayaa Gedo laga calamaadeyay in laga furo xeroyin ciidamo lagu tabobarayo iyo inay noqdaan saldhig laga abaabulo dulaan kale oo lagu aaday Jubbada Hoose.
Wasiiro ka tirsan XFS ayaa ubixidono Itoobiyo si ay qorsha gobalka kala soo hadlaan Adisababa, waxaan hogaamindono Wasiirka Waxbrashada DFS. Dhanka waxaa la isla qaatay in door aan laga siiin siyaasiyiinta gobalka ka soo jeedo. qorsha cusub ee laisticmaalidono Taliyaaasha ciidamada gobalka iyo maamulada degmoyinka.
Kulamada dhacay goobjoog ma ahayn Wasiirka Amniga Farataag oo dhinacyo kale duwan ay shegayaan inu khilaaf ku maqnaa.
Safiirka Qadar oo Muqdisho ku sugan ayaa u yimid casuumada shirka aqoonyahada ee ka furmay Xamar wuxuuna ku laabandonaa shaqadiisa, warar saacdihii udmabeyay socday ayaa ah kuwa waxbo aan ka jirin.