Dowlada Soomaaliya ayaa Saakay Gaadiidka Wax Dumiya Soo Dhoobtay Dhulka Dabdamiska oo Bewsha Sacad Daganayd.
Dhulkii Dab-damiska, waxa waqtigaan iminka ah ku jira halkaasi Gawaarida loo yaqaanno Cagafta.
Waxa xiran illaa Aagga Isgoyska Banaadir, iyadoo la diiday isku socodka dadka iyo gawaarida intaba.
Dadkii Daganaa ee Ubadnaa Beesha Sacad ayaa La sheegay in Lasiiyay Dhulkale Halka Kuwa Qaarna Lacag la siiyay Dowlada Ayaana Ciidamo Hubaysan ku Xirtay Wadooyinka Soo Gala Dabdamiska.
Ad