Home Wararka Somaliya Galmudug Dowlada Iyo Reer Caabudwaaq oo Heshiis Ka Gaaray Hubkii lagu Boobay Caabudwaaq

Dowlada Iyo Reer Caabudwaaq oo Heshiis Ka Gaaray Hubkii lagu Boobay Caabudwaaq

0

Wafdiga Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Wasiir Fartaag iyo bahda dhaqan iyo siyaasiyiin leh ee beesha Mareexaan ayaa isla qaatey in la qarameeyo maleeshiyaadka uu ugacan galey hubkii dhawaan la biliqeestay.

Qofkasta oo qori qaatey waxaa lagu qori doonaa qorigaasi oo uu kaga mid noqonayo Ciidamada Dowlada, sidaasi ayuu qorayaa is afgaradka la gaarey oo aan la ogeyn muddada dhaqan-galkiisu qaadan doonto.

Xalkaan ayaa Yimid Kadib Markii Reer Caabudwaaq ka Biya Diideen inay so Celiyaan Hubkii ay Boobeen oo Malewshiyaad Iyo Shacab Gacanta U Galay.

Ad
Previous articleWaa Kuma Sheekha Maantay Geeridiisu Gilgishay Guud ahaan Dhulka Soomaalida?
Next articleIsrail Oo markaan Duqan Culus la Dhacday Xarumihi Ugu Muhiimsanaa Yaman