Israa’iil ayaa markii u horreysay war ka soo saartay dilkii argagaxa ahaa ee loo geystay hogaamiyihii siyaasada kooxda Xamaas Ismacil Haniya oo lagu dilay magaalada Tehran
Iran ayaa weerarkaas ku eedeysay qorsheysay Israel, iyadoo wacad ku martay iney ka aargudan doonaan
Balse Israel waxay sheegtay habeenkii uu dhacay howlgalka lagu dilay hoggaamiyaha Xamaas, Ismaaciil Haniyeh inaysan qaadin wax weerar cirka ah ama gantaal isaga gudbay bariga dhexe.
“Waqtigaas weerarkii duqeynta Beirut ayuu ku ekaa howlgal ka baxsan Qasa oo ay dibadda ka fulisay Israa’iil ma jiro” ayuu yiri afhayeenka ciidanka Israa’iil Daniel Hagari.
Afhayeenka oo la weydiiyey iney israel fulisay weerarkaas ayaa ka gaabsaday inuu ka jawaabo, isagoo aan qiran ama beeninin.
Hadalkan ayaa u muuqdaa inay Israa’iil ku oggalaatay warbixinnada New York Times iyo Axios oo sheegay in dilka loo adeegsaday aalad qaraxda oo lagu xiray qolka ay Iran dejisay Haniyeh uusana jirin weerar kaga yimid dibeda.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxaana xarunta ku soo dhaweeyay guddoomiyaha SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle. Madaxweynaha Galmudug
Maamulka sare ee Boqortooyada Sacuuduga, ayaa si KMG ah u hakiyay in viisooyinka cumrada, ganacsiga iyo booqashada qoysaska xilligan la siiyo dadka kasoo jeeda 14 dal , kuwaa oo kasoo
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa xalay shaaca ka qaaday in dowladda Iran diyaar u tahay in ay la galaan wadahadallo toos ah ay uga wada hadlayaan barnaamijka Nukliyeerka, inkastoo
Gabar lagu magacaabo Ibtihal Abu Saad oo u dhalatay dalka Marooko oo u shaqeeysa shirkadda Microsoft, ayaa qabsatay indhaha caalamka, kaddib markii ku dhax mudaharaaday munaasabadda sannad-guurradii 50-aad ee shirkadda
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka inay baaritaan dhab ah ku sameeyso Geerida ku timid Jeneraal Sheegow oo in muddo ah u xirnaa Dowladda
Ad