Home Wararka Maanta Dowlada Imaaraadka oo Gargaar Soo Gaarsiisay Magaalda Muqdisho

Dowlada Imaaraadka oo Gargaar Soo Gaarsiisay Magaalda Muqdisho

0

Diyaarad dalka Imaaraatka Carabta ayaa gargaar la sheegay in loogu talogalay Abaaraha dalka qorsheynaysa in ay ka dajisay Saldhiga ciidamada Cirka ee magaalada Muqdisho (AFISYOONI).

 

 

waxaana kulanka joogay wasiiro uu hogaaminayo wasiirka Amniga ee Soomaaliya,oo ay wehliso wasiiradda gargaarka Soomaaliya,iyadoo madasha uu joogay safiirka imaaraatka Carabta u jooga Muqdisho Max’ed Al Cuthmani

Ad