Home Wararka Maanta Dowlaa Itoobiya oo Qaaday Go,aan Ka Dhan ah Dowlada Soomaaliya

Dowlaa Itoobiya oo Qaaday Go,aan Ka Dhan ah Dowlada Soomaaliya

0

Shirkada Diyaaradaha ee Dawladda Itoobiya ayaa kudhawaaqday in ay diyaaradahooda Qaarada Aasiya usocdaala, ay joojiyeen isticmaalka Hawada Soomaaliya, iyagoo sheegay in aysan ammaan aheyn Hawadu, maamulka Hawadana uu damaanad qaadi waayay badqabka rayidka, sidaas oo kalena falkii sababi gaaray isku dhaca labo duulimaad oo ay midood lahaayeen ayay sheegen in aysan Soomaaliya waxba ka qaban.

Mareeyaha guud ee Ethiopian Airlines Mesfin Tase ayaa warkan u sheegay BBC-da qeybta ENGLISH-ka, wuxuu sheegay in ay u wareegeen Hawada dalka Jabuuti oo ay bilaabeen isticmaalkooda.

DFS ayaa inkirtay dhacdada labo diyaaradood oo isku dhici gaaray oo ay qireen dalalkii lahaa diyaaradaha, taas oo dawladnimada Soomaaliya dhaawac ku ah.

In Itoobiya ku dhawaawdo in Hawada Soomaaliya amaan aheyn, haddana duulimaadyadeedu tagaan gudaha magaalooyinka Soomaaliya, ayaa ah arrin jawaab uga baahan dawladda Soomaaliya, oo u muuqata in ay xeerinayso wax aan la aqoonin.

Dowlada Somaliya oo Shaacisay in Dalka uu aaday Doorasho Qof iyo Cod Ah

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐰𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa. Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa

Xiisada u Dhaxeysa Dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo soo Kordheysa

Xiisada u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea ayaa sare u kacday, iyadoo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal uu si xowli ah u sii kala fogaanayo. Arrintan waxay salka ku haysaa Rabitaanka 

Nabadoono Caan ahaa oo ka mid noqday dadka ku dhintay weerarka hotel Qaahira ee Baledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay dagaal toos ah oo waabarigii hore ee saakay kooxda

Baarlamaanka Dalka Soomaaliya oo meel mariyay labo Hindise sharciyeed

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta labo hindise sharciyeed oo muhiimad si aqlabiyad ah u meel mariyay kadib markii golaha shacabka ku yeesheen kalfadhiga lixaad kulankiisa lixaad oo uu shir

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka ka Socda Dalka Suuriya

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii
Ad
Previous articleQoyska Abubakar oo maydkiisa lga helay banaanka Muqdisho oo ka waramay sida uu u dhacay afduubka wiilkooda
Next articleOdayaasha Deegaanka Lug Haye oo Wacad ku maray inay Itooboya Iska Difaaci Doonaan Musi Biixina Hadal Adag Udiray(Sawiro)