Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne-nimada Soomaali Land uu ku guuleystay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayna dhinaca kale soo baxeen sadex Xisbi oo kala ah WADANI, KULMIYE & KAAH.
Sidoo kale Madaxweyne Ku xigeenka Soomaaliland waxaa Ku Guulaystay isla Xisbiga Wadani waxaana Kusoo Baxay Mudane Maxamed Cali Cabdi Muxumud.
Muuse Biixi ayayna Halkaas ugu dhamaatay Mudadii uu madaxweynaha Ka ahaa Soomaaliland Waxa yaabaha Lagu xasuusan Doonaa Muusa Biixi Waxaa ka mid ahaa Baddii uu siiyay Dowlada Itoobiya Taas oo aan wali La dhaqan Galin Heshiiskaas.
Ad