Home Wararka Maanta Doon u rarnayd ganacsatada Galmudug oo Gabi ahaanb

Doon u rarnayd ganacsatada Galmudug oo Gabi ahaanb

0

Waxaa galabta dab ka kacay doon u rarnayd ganacsato Soomaali ah, taas oo sida uu noo xaqiijiyey wasiirka warfaafinta ee Galmudug, Abshir Cabdi Sheekhow, sidday badeeco gaadiid u badan.

Doonta ayaa marka ay gubanaysay waxa ay maraysay inta u dhaxaysa dekadda dalka Cumaan ee Salalah iyo jasiiradda Sokotra oo qiyaastii 240 kilomitir u jirta dhulka Soomaaliya.

Sida uu noo sheegay wasiir Abshir, wax khasaare nafeed ah ma jiro balse waxba kama badbaadin hantidii saarnayd.

Doontan oo lagu magacaabo Furaat 3 ayaa 12 bishan kasoo kicitantay magaalada Dubai ee dalka isutagga Imaaraatka Carabta, waxayna ku jeedday dekadda magaalada Hobyo.

Ma cadda sababta dhabta ah ee keentay in ay doontani basbeesho kuna gubtaan dhamaanba badeecadii saarnayd oo isugu jirta bagaash iyo gawaari 100 xabbo ku dhow.

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu

Puntland oo Sheegtay in Xasan Shiikh uu u haray Hal Sano iyo Bar kana soo bixidoono Villa Soomaaliya

Maamulka Puntland ayaa mar kale shaaciyay inuu halkiisii yahay mowqifka ay kaga soo horjeedaan dowladda Federaalka Soomaaliya, inta laga helayo isbeddel iyo garowshiiyo ka yimaada madaxda dowladda Federaalka. Wasiirka Warfaafinta

Barlamaanka Somaliya oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska iyo hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda. Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa

Dowlada oo ka hadashey Duqeymaha uu Imaaraatka ka Fuliyo Puntland

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo wareysi siinayay BBC-da laanteedi Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay doorka Dowladda Imaaratka Carabta iyo Duqeymaha dhowaanahaan ay ka geesanaysay Buuraha Calmiskaad ay ka

Weerarkii hoteel Qaahira ee magaalada Baledweyne oo lasoo Afjaray 24 Saacadood Kadib

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee Xalay soo afjaray weerar qaatay in ka badan 15 saacadood oo ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen waabargii hore ee shalay
Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Duqaymo iyo Dagaalo ka Dhacay koonfurta Gobalka Mudug
Next articleAlshabaab Oo Dagaal Culus oo laisku Riiqmay kadib La wareegay Deegaanka Daarunimca