Home Wararka Maanta Diyaarada Kenya Airways oo Ku dagiwaysay Garoonka Diyaarada Muqdishu Dibna U laabatay...

Diyaarada Kenya Airways oo Ku dagiwaysay Garoonka Diyaarada Muqdishu Dibna U laabatay Ogoow Sababta

0

Dayuurada Kenya Airweys ayaa dib ugu laabatay maanta garoonka Joma Kenyatta ee Magaalada Muqdisho, kaddib markii sida ay sheegtay ku degi weydey garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho caasimada Somalia.

Shirkadda ayaa sheegtay in dabeylo xooggan oo ka jiray Muqdisho ay sabab u noqdeen iney dib u laabato markii ay u suuragali weysay iney caga dhigato.

Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey oo la socotey diyaaradda ayaa saaxiibadood u sheegay in ay diyaaradda Kenya Airweys isku dayday laba jeer inay ka soo degto garoonka Aadan Cadde, laakiin uu markii dambe duuliyuhu go’aan ku qaatay in uu Neiroobi  dib ugu celiyo.

Diyaarado caalami ah iyo kuwo gudaha ka shaqeeya ayaa maanta si caadi u isticmaalayey garoonka Aadan Cadde, kuwaasoo aan la kulmin caqabada ay sheegtay dayuurada Kenya Airweys, iyadoo Sidoo kale uusan jirin war arrintan ku saabsan oo ka soo baxay Maamulka garoonka Aadan cadde.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleninkii Dhawaan Hooyadiis Ku dilay Magaalada Wajeer oo asna Geeriyooday
Next articleMaamulka Koonfurgalbeed oo Si cad u Diiday in Ciidamada Itoobiya Dalka Laga saaro