Home Wararka Maanta Diyaarada Itoobiyaan Airline oo Caawa loo Qabtay Inay Dalabka Dowlada Kasoo Jawaabaan...

Diyaarada Itoobiyaan Airline oo Caawa loo Qabtay Inay Dalabka Dowlada Kasoo Jawaabaan loona Diiday…

0

Madaxa u sareeya shirkada Itoobiya Airlines wuxuu sheegay in ay waqti u baahan yihiin ay kaga jawaaban dalabka Hay’adda Duulista Rayidka ah ee kuwajahan ficilada dhanka ah xadgudubka madax banaanida Soomaaliya, oo lagu eedeeyey Ethiopian Airlines.

Markale, waxay Soomaaliya sheegtay in 2 maalmood ay kusixi karto Ethiopian Airlines,taas oo ka bilaabanaysay maalinkii go’aanka DFS soo baxay.

Itoobiyaanka warqadooda kama muuqato wax sixid in ay sameynayaan, waxaana kamuuqata meeraysi iyo waqti baayac.

Ad