Home Wararka Maanta Diyaarad Ruushku lahaa oo burburtay oo la ogaaday in aanay cidina ka...

Diyaarad Ruushku lahaa oo burburtay oo la ogaaday in aanay cidina ka badbaadin dad kii saarnaa

0

Kooxaha gurmadka ee bariga fog ee dalka Ruushka ayay san u suurtagalin in ay helaan cid ka badbaaday burburka diyaarad nooca qumaatiga u kacda ah oo ay saarnaayeen 22 qof oo u badan dalxiisayaal.

Diyaaradda ayaa la waayay Sabtidii kaddib markii ay ka kacday garoon diyaaradeed oo ku dhaw magaalada Vachkazhets ee jasiiradda Kamchatka.

Goobta oo caan ku ah dalxiisayaasha, ayaa waxa kaloo lagu arkaa qarxyada Foolkaanada oo aalaaba ku soo laalaabata dhulkaas, laakiin illaa hadda ma cadda sababta burburka diyaaradda keentay.

Shillalka noocan ah ayaa ku soo laablaabta bariga fog ee Ruushka, waxana ka jirta xiliyada qaar cimilo xun. Sedex sano kahor 8 ayaa dhintay markii dyaarad siday dalxiisayaal ay ku burburtay haro ku taala Kamchatka.

Diyaaradda burburtay ayaa ahayd Mi-8T waxana raadaarka laga waayay Sabtidii iyadoo sida 19 dalxiise iyo sedex shaqaale ah.

Burburka diyaaradda ayaa laga helay maanta oo Axada hilly, sida uu aaladda Telegram uu soo dhigay gudoomiyaha gobolka Kamchatka Vladimir Solodov.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleCiidamada Macawislayda oo Maantay Magaladaan Cusub Kala Wareegay Alshabaab
Next articleFahad Yaasiin Xaaji Daahir oo cadeeyey inay siyaasada ku kalatageen Madaxweynihii hore Maxamed Cabdilaahi Farmaajo