Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters,dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa booqan doona dalka Masar 20-ka June.
taasoo qayb ka ah socdaal uu ku marayoDalalka Kala Ah Urdun iyo Turkiga.
Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi si ay uga wadahadlaan arrimo ay ka mid yihiin saameynta dagaalka Ukraine uu ku yeeshay gobolka.
iyo u diyaar garowga safarka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku tagi doono Sacuudiga bisha soo socota, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen Reuters.
Ad