Home Wararka Maanta Dhambaal Hambalyo ah oo ka Yimid Abiya Ahmed oo Madaxweynaha Cusub ee...

Dhambaal Hambalyo ah oo ka Yimid Abiya Ahmed oo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya lasoo Gaarsiiyay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay danjiraha Itoobiya u fadhiya Somalia Abdulfatah Abdullahi Hassan.

Madaxweynaha ayaa ka gudoomay danjiraha Dhambaal Hambalyo ah oo uu ka waday Raiā€™isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali.

Sidoo kale, Madaxweynaha iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dowladood, gaar ahaan arrimaha amaanka, ganacsiga iyo wax wada qabsiga.

Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa sidoo kale la kulmay wakiilka Qaramada midoobay ee Somalia danjire James Swan.

ā€œWakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan waxa uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa, waxa ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeedaā€ ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska QM ee Somalia.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Raā€™isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleSadaam: Xasuusta Qofkii aan Dilay ayaan Xabsiga uga jiri laā€™ahay’
Next articleCiidamadii ugu Badnaa ee Ukrain u Dhashay oo isku Dhiibay Ciidamada Ruushka(Sawiro)