Home Wararka Maanta Dhageyso Xildhibaan canab oo weerar ku qaaday Somaliland ka dib markii ay...

Dhageyso Xildhibaan canab oo weerar ku qaaday Somaliland ka dib markii ay soo Masaafuriyeen dad Deganaa Laascaanood

0

Xildhibaan canab Xasan Cilmi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ee Waqtigu ka dhamaaday ayaa si kulul uga hadashay falka Maamulka Somaliland ay kula dhaqmeen dad ka soo jeeda Konfurta Soomaaliya.

Xildhibaan canab ayaa weerar afka ah ku qaaday Somaliland waxayna sheegtay in Falkaasi uu yahay mid kala fogaynaya shacabka iyo Somaliland.

Shir jaraa’id ayay ku qabatay Muqdisho waxayna ku Eedeeyay Soomaaliland in Falkaasi yahay mid ka Fog Bini-aadanimada.

Halkaan ka dhagayso Codka Xildhibaan Canab

Ad