Ra’iisul Wasaare Soomaliya Hamza Abdi Barre ayaa ka hadlay arima xasaasi ah oo ku saabsan siyaasada Soomaalia iyo sidii loo hanaqaadi lahaa siyaasad ku dhisan kalsooni.
Xamza ayaa yiri ” Si loo helo madax isku kalsoon, waxaan u baahan nahay siyaasad degan, kalsoonina ka dhex abuurta madaxda dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada, taasina waa mudnaan-teenna koowaad.”
Hadalkaan uu jeediyay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa imaanaya xili shalay Golaha shacabka JFS ay 10 Maalin ugu kordhiyeen R/W waqtiga dhismaha xukumadda cusub
Ad