Gobalka Mudug waxaa Maanta laga dajiyay Gurmad Dowladda Soomaaliya ay u dirtay Galmudug, waxaana Horkacaya Wasiirka Gargaarka dalka.
Deeqdaan oo waxaa amray Dowladda Soomaaliya waxaana gaarsiiyay guddi sare ee Dowladda Soomaaliya u xil saartay arimaha gurmadka abaaraha.
wasiir khadiija Maxamed diiriye oo ah Wasiirka Gargaarka Soomaaliya ayaana ugu horeyn ka hadashay gargaarka Maanta la gaarsiiyay Galmudug
Guddiga oo fulinayo amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa Sahay Gargaar oo loogu talagalay Af-Barwaaqo ee Gobalka Mudug ku wareejeen Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faaduma Faandhe.
Ad