Home Wararka Maanta Dhacdo Xanun Badan:Shalay ayuu Muqdisho kusoo Dhaweeyey Xaaskiisa oo 4sano kala maqnaayeen...

Dhacdo Xanun Badan:Shalay ayuu Muqdisho kusoo Dhaweeyey Xaaskiisa oo 4sano kala maqnaayeen Balse liido ayay ku Geeriyootay Xalay

0

Dhacdooyin Xanuun Badan ayaa Xalay ka Dhashay Qaraxyadii Ismiidaamintaa Ahaa iyo Weerarkii Tooska ahaa ee Xalay lagu qaaday xeebta Liido.

Shalay ayuu muqdisho kusoo dhaweeyey Marwadiisa u dhashay 2gabdhood iyo wiil oo 4sano ah uga maqnaa dalka dibadiisa, Shalay iyo xalay waqti wada qaateen

Caawa fiidkii markay xeebta liido dalxiis u tageena Waxay la Kulmeen Qaraxii iyo Weerarkii lagu Qaaday Beach view Oo Dadbadan ku dhinteen kuna Dhaawacmeen.

nin kaan oo ahaa Samafale/saxafi Hore Bashiir Shaaciye oo Ahaa Sayga soo Dhaweeyey Xaaskiisa Raxma Geesood Cabdinuur  Asagu waa  noolyahay isbitaal digfeer ayu dhaawac ahaan u jiifaa Halka xaaskiisiina Raxmo Geesood hilbaheedi  liido lagasoo aruuriyey

Waa Mid kamid ah Dhacdooyinkii Xanuunka Badnaa ee Qarqaxyadii iyo weerarkii lagu Qaaday Beach view ay reebeen Sidoo kale lamaane is Qabay ayaa ayaguna kuwada Geeriyooday Qaraxyadaas iyo Weerarkaas.

Dowlada Soomaaliya ayaa Sheegtay in Xalay saqdhexw lasoo Afjaray Ayna Dileen 4 Kamid ah Ragii Weerarka Soo Qaaday Halka mid kale Is Qarxiyay.

Dadka Badankood ayaa Ku Geeriyooday Xeebta kadib Markii Qof Naftii Haliga ah uu Isku dhex Qarxiyay.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleLamaane ka Mid noqday Dadkii Xalay ku Geeriyooday weerarkii iyo Qaraxyadii Lagu Qaaday liido
Next articleDowladda Soomaaliya oo sheegtay tirada dadkii ku dhintay iyo kuwii dhaawacmay qaraxii xalay ka dhacay Liido