Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa ku dhawaaqay inuu berri bilaabanayo wajiga saddexaad ee howlgalka ka dhanka ah Argagixisada Daac1sh ee ka socda dhulka buuraleyda Cal-Miskaad, isagoo caddeeyay in guulihii horay looga gaaray labadii waji ee howlgalka inay ahaayeen guul Soomaaliyeed.
Saciid Deni ayaa muddo 7 maalmood u qabtay dhammaan dadka Soomaaliyeed ee Reer Puntland ee la shaqeynayay Argagixisada ee ka qeyb qaadanayay taakulada, dadka lacagaha ka qaadayay ee aan furimaha dagaalka ku sugneyn inay laamaha amniga dowladda la soo xiriiraan ayna cadeeyaan inay ka baxeen falalka ay ku jireen.
waxaa uu sheegay inay liisaskooda hayaan oo ay isugu jiraan qeybaha kala duwan ee bulshada, haddii ay isa soo dhiibi waayaan ay dowladdu tallaabo ka qaadi doonto.
Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka