Home Wararka Somaliya Puntland Deni oo Caawa Ku dhawaaqay inuu Meel Fagaare ah Kula Gardhiganaayo Xasan...

Deni oo Caawa Ku dhawaaqay inuu Meel Fagaare ah Kula Gardhiganaayo Xasan Shiikh

0

Saciid Deni ayaa caawa ku dhawaaqay inay in Puntland ay diyaar u tahay wada hadal, ayna dood adag qabto ay rabto in lagu falaqeeyo meel fagaare ah garsoorayaalna ay ka noqdaan dadka Soomaaliyeed. Wuxuu xusay in haddii ay Puntland khaldan tahayna laga qanciyo iyo haddii ay saxan tahayna laga garaabo mowqifkeeda.

Waxaa uu tilmaamay in ay Puntland diyaar u tahay in ay maal-galiso wadahadalladaas.

Wuxuu ka digay in haddii uu xaaladda wax laga qaban in Soomaaliya lagu kala tagi karo isaga oo tusaale ahaan u xusay Somaliland.

Hadalkan ayuu ka sheegay Munaasabad casho sharaf uu u sameeyay ka qeyb galayaasha Shir Sanadeedka Nabadda ee PDRC.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Soomaaliland oo Dalab Deg Deg ah Caalamka Udirtay
Next articleSomaliya Eriteriya Iyo Masar oo U Heshiiiyay Itoobiya