Home Wararka Maanta Degdeg Kursigii yasin Farey ee Hop067 oo gudiga Doorashooyink go,aan kasoo Saareen

Degdeg Kursigii yasin Farey ee Hop067 oo gudiga Doorashooyink go,aan kasoo Saareen

0

Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa go’aamiyay in habraacii loo maray kursiga tirsigiisa ahaa HOP67 uu ahaa mid sax ah, tallaabadan ayaa ka dhigan in mar kale Guddigu mugdi geliyay kalsoonidii lagu qabay iyo hufnaantii doorashada oo meesha ka sii baxeysa, waxaa muuqatay cadaadis Villa Somalia ay ku saarayeen hoggaanka Guddiga inay ansixiyaan kursigan lagu muransanaa.

Ad