Home Wararka Maanta Degdeg Ciidamada Dowlada Galmudug oo Gaaray Deeganka Gadoon oo Goordhow Alshabab lawaregeen

Degdeg Ciidamada Dowlada Galmudug oo Gaaray Deeganka Gadoon oo Goordhow Alshabab lawaregeen

0

Ciidamada dowlada oo uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Dhuusamareeb GeedaQoroow ayaa gudaha ugalay deegaanka gadoon oo ay saacado ka hor la wareegeen Ururada Alshabaab.

Al-shabaab ayaa iskaga baxay deegaankaas waxaana hada ku dhex roondeynaya Ciidamo ka tirsan Dowlada.

Ad