Qarax culus ayaa ka dhacay Baydhabo, Wasiirka Caddaaladda maamulka Koofur galbeed ayaa ku geeriyooday Qarax ka dhacay Baydhaba, waxaa la dilay isagoo kasoo baxay salaadda Jimcadaha.
Dhaawacyo kale oo halis ah ayaa jira sida aan ku Xigta Ku Helany
Waa Qarixii Labaad oo Asbuuuc Gudihiis lagu Dilay Masuul Sare oo Ka Tirsan Koonfurgalbeed.
Gudoomiyahii Degmada Marka Waafow ayaa Asbuucaan lagu Dilay Qarax ismiidamin ah oo Ka Dhacay Marka.
Ad