Qarax ayaa lala beegsaday gaari ay lee yihiin ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka xerada Asluubta ee u dhaw EX- control Afgooye.
waxaa qaraxa ku geeriyooday nin watay gaari dameer oo goobta qaraxu ka dhacayay marayay.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad