Madaxweyne Farmaajo ayaa ku baaqay in aan lagu dag dagin isbadal lagu sameeyo heshiiska 17-septembar oo ay wada saxiixdeen Madaxda Dowladda Federaalka Dowlad Goboleedyada.
Hadalka Farmaajo ayaa ku soo aadaya xilli Maalinta Isniinta ay shir ku ballansan yihiin Ra’iisal Wasaaraha, Madaxda Dowladda Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Ad