Home Wararka Maanta Deg Deg Madaxweye Qoor Qoor oo laba Wasiir oo Cusub Magacaabay

Deg Deg Madaxweye Qoor Qoor oo laba Wasiir oo Cusub Magacaabay

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha u magacaabay mudane Axmed Cali Maxamed, Sidoo kale wuxuu u magacaabay Wasaraadda Dhalinyarada iyo Isboortiga mudane Cumar Sheegow Maxamed.

Wasiirkii Hore Qorshaynta ee C.naasir Geele ayaa Isaga Cisalay Xilka Maantay Uu Magacaabay Qoor Qoor.

 

Ad