Home Wararka Maanta Deg Deg Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Oo La Doortay faarmaajo iyo Rooble...

Deg Deg Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Oo La Doortay faarmaajo iyo Rooble yaa Ku Guulaystay?

0

Mohamed Cawil Warsame ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka, iyadoo uu is casilay Musharaxii la tartamayay.

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa ka dhigan in mar kale Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha uu la wareegay hoggaanka guddiyada doorashada.

Ad