Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Galmudug oo shaacisay 11 kii kursi ee Taalay Gaalkacyo

Deg Deg: Galmudug oo shaacisay 11 kii kursi ee Taalay Gaalkacyo

0

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta taal Gaalkacyo, waa deegaan doorashadii labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

11 kursi ee la shaaciyay ayaa waxaa ka mid ah kursiga #HOP069 oo uu ku fadhiyo Xildhibaan C/raxmaan Odawaa,.

 

waxaana tartanka kursigan uu ka mid yahay kuraasta sida weyn isha loogu haayo oo tartankiisa ka dhaxeeyo Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha C/raxmaan Odawaa iyo Wasiirka Kuxigeenka Warfaafinta C/raxmaan Al-Cadaala.

11 kaas Kursi ayaana ah Guud ahaan 11 kursi ee Taala Magaalada Gaalkacyo Taas ayaana Ka dhigan inay Galmudug soo Gabagabaynayso Doorashada Golaha Shacabka.

 

 

Ad
Previous articleWasiir Dubbe oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Safiirka Shiinaha U Fadhiya Soomaaliya
Next articleWasiir iyo Gudoomiye Baarlamaan iyo Xubno Kale oo Baraawe lagu Doortay