Home Wararka Maanta Deg Deg Dimbi baarihii Saldhiga yaaqshiid oo Goor dhaw La dilay

Deg Deg Dimbi baarihii Saldhiga yaaqshiid oo Goor dhaw La dilay

0

Waxaa Goor dhaw Masaajid ku yaala Agagaarka Saldhiga Degmada yaaqshiid Lagu Dilay nin Lagu Magacaabo Cumar idiris oo ka Tirsanaa Saldhiga Degmada yaaqshiid.

Waxaa La iisheegay in Qofka La dilay uu ahaa Dimbi baaraha saldhiga Degmada yaaqshiid, waxaana La dilay sida ay sheegeen dadka Deegaanka xilli uu sii galayay Masaajid ku yaala Meel u dhaw Saldhiga

Koox hubeysan ayaana dilkaasi Fuliyay waxayna isaga baxsadeen Goobtii uu Falku ka dhacay.

Ad