Home Wararka Maanta DEG DEG: Dagaal Culus oo Ashabaab ku Qaadeen Deeganadii Galmudug dhawaan Kala...

DEG DEG: Dagaal Culus oo Ashabaab ku Qaadeen Deeganadii Galmudug dhawaan Kala Wareegeen

0

Maleyshiyada Alshabab ayaa Weerar ku sooqaday Deegaanka Dhisaq shurufle oo Hoostada Qaayib waxaan halkaa ku dagaalamay Dadka deegaanka Iyo Maleyshiyaadkii weerarka Sooqaaday.

Xoga kala duwan ayaa inoo xaqiijiyay in Alshabab la jabiyay sidoo kale dagaalku uu qaatay in mudo ah oo la isla gaaray maqribnimadaan Caawa ah.

Wa markii ugu horaysay oo alshabaab soo Weeraraan Degaanada Ay ka Saarewn Dadka Deegaanka Galmudug

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleRa’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo dhawaan xilka laga Tuuray oo la toogtay
Next articleSweden oo Cadeesay Qaxootiga ay Mudnaanta siinayso ee Dalka imaanaya