Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasha ah ku xukuntay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheer) oo ka tirsanaa ciidanka xooga dalka, kaas oo dagmada Caabudwaaq ku dilay Taliye ku xigeenkii Nabad sugida Galmudug G/le Faarax Cumar Geelle iyo gabar la dhalatay.
Oo lagu magacaabi jiray Xaawo Cumar Geelle, iyadoo xukunkaas dilkaas uu maanta ka dhacay duleedka Caabudwaaq.
Saakay ayaa Lagu Toogtay Fagaaraha Magaalada Caabudwaaq kaas oo ahaa Qisaasti Taliyihii Uu Dhawaan ku Dilay Caabdudwaaq.
Ad