Gaari laga dhacay gudaha magaalada Dhuusamareeb ayaa hada ugalay Ahlusunnada Bohol joogta.
Gaarigan ayaa waxaa qabsashadiisa ku dhintay labo askari oo ka tirsan ciidanka gaarka ah ee gorgor halka uu dhaawac soo gaaray askari kale.
Maleeshiyaadka Dilka iyo dhaca gaystay ayaa la Sheegay inay Ka Tirsanaayeenn Ururka ahlusuna ee Kusugan Bohol Gaariga ayaana Gaaray Saldjiga Ururkaas ee Bohol.
Ad