Dowladda Somalia ayaa la sheegay in ciidamadii DANAB ee gacanta weyn ka geystay qabashada degaanka Waxbo inay ka soo saartay, iyagoo la isku cidleeyay ciidamada degaanka ee Beesha Mursade iyo Shabaab.
Intaas kadib Ciidamada Deegaanka ayaa Ayagauna caawa isaga Soo baxay Degmada Wabxo
Amarka Ciidamada DANAB looga saaray degaanka Wabxo ayaa la sheegay inuu ka yimid Taliyaha ciidamada Xoogga Odowaa Yuusuf Raage, waxaana saacadihii ugu dambeeyay suuqa ku jirtay hadal heyn ah inuu madaxweynihii hore ee Somalia Farmaajo la soo xiriiriyay saraakiisha ciidamada ee ka haray dowladdiisa si ay wiiqaan dagaalka Shabaab.
Alshabaab ayaana Caawa Si nabad ah ula Wareegay Degmada Waxbo oo Dhawaan xoog looga Saaray
Ad