Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deegaano Hor leh oo Ka Tirsan Gobalka Hiiraan oo Alshabaab laga Saaray(Sawiro)

Deegaano Hor leh oo Ka Tirsan Gobalka Hiiraan oo Alshabaab laga Saaray(Sawiro)

0

Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa alshabaab  kala wareegay gacan ku haynta degaanada Ceel-Heley, Nuur Fanax, beerxano Ee Gobolka Hiraan Kooxda Agagaxisada ayaa isku dayday iskaacabin balse Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa cagta mariyey waxay dileen 17 ka tirsan Alshabaab.

Sida uu Warbaahinta u Xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Gen Mohamed Tahliil Biixi oo Hogaaminaya Hawlgal Guud ahaan ka socda Gobolka Hiiraan u jeedkiisuna yahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa dhulka miyiga ah.

Ad