Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dagaalkii u dhexeeyay ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlusunna ee saaka ka dhacay halkaasi uu sii xoogeystay.
Rasaas culus iyo weeraro ayaa laga maqlayaa magaalada Dhuusamareeb oo saaka ku waabariistay jawi colaadeed ka dib markii ay weerar ku qaadeen xoogaga Ahlusuna ee ku sugnaa deegaanka Bohol.
Ciidamada ATMIS ee ka socda Jabuuti iyo kuwa Gorgor ee dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay ku biireen dagaalka, iyagoo ciidamada difaaca Galmudug ee difaacaya magaalada.
Madaafic hoobiyeyaal ah ayaa la soo sheegay inay ku dheceen waddooyinka qaar, iyaga oo aan la ogaan karin ka dhashay, waxaan cabsi iyo dagaal uu soo wajahay shacabka ku nool magaalada oo ka murgisan ka soo gaari karta hubka la isku qabtay.
Dagaallamayaal katirsan ururka Shiicada ee Xisbullaah , ayaa lagu soo waramayaa in gudaha u galeen qeybo kamid ah dalka Suuriya, waxa ayna kooxdan weerar ku qaadeen goob ay joogeen ciidamo
Nin muddo labo Maalin ah la weysanaa ayaa Meydkiisa laga helay qol uu ka deganaa Hotelka Mansoor oo ku yaalla Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa lagu sheegay
War uu soo saaray Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay askari kamid ah kuwa ilaalada wadooyinka ee Taraafikada loo yaqaan kaa oo dil bareer