Home Wararka Maanta Dagaal Qaraar oo Saraakkiil ku Dhaawacmeen oo ka Dhacay Muqdisho

Dagaal Qaraar oo Saraakkiil ku Dhaawacmeen oo ka Dhacay Muqdisho

0

Dagaal aad u Qaraar ayaa Maantay Duhurnimadii ka bilowda Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho kaas oo soo Gaaray  ilaa Casirkii Dagaalkaan ayaana Ka Dhacay Degmada Karaan.

Dagaalkaan oo u dhaxeeyey Maleeshiyaad ilaalinaayay god Caro laga Qodaayay iyo Ciidamada Booliska soomaaliya kuwaas oo weerar ki qaaday Raga ilaalinaayay Godka oo amar diido lagu ewdeeyey.

Laba sarkaal ayaa Durbaba ka mid noqday Saraakiil kubdhaawacmay Dagaalkaan Labada Sarkaal ayaa Kala Aha Taliyihii Ciidamda booliska ee Degmada Karaan iyo Taliyihii Ciidamada Booliska ew Degmada Cabdicasiis.

Xaalada ayaana wali aad u kacdan oo waxaana wali is Horfadhiya Labada Ciidan ee Dagaalamay kuwaas oo helay Gurmadyo kala Duwan oo ku biiray Dagaalka.

Dagaalkaan ayaana La sheegay Inuu Gaystay Dhimasho iyo Dhaawac aan wali la Xaqiijin intuu la egyahay.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Ganacsade Alshabaab u Dacwooday Markii ugu Horaysay Xukun ku Riday
Next articleDaacish oo Xalay Hab yaab leh kusoo Weerartay Ciidamada Puntland(Sawiro)