Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal Qaraar oo Saakay Kasocda Magaalada Ceerigaabo iyo Maxabiis Durbaba Lakala Qabsaday

Dagaal Qaraar oo Saakay Kasocda Magaalada Ceerigaabo iyo Maxabiis Durbaba Lakala Qabsaday

0

Saakay aroortii ayuu Markale Dagaal Qaraar Ka Qarxay Magaalada Ceerigaabo kaas oo shalay Dagaal ka qarxay Dagaalkaan ayaa galay Maalintii labaad kaas oo la soo warinaayo Khasaaro ba’an inuu ka dhashay.

Dagaalkaan ayaa u dhaxeeya Maamulka Soomaaliland iyoo SSC Khaatumo oo Doonaysa inay Gacantooda Soo Gasho Magaalada Ceerigaabo Dagaalkaan ayaa Sida la xaqiijiyay Waxaa Ku Gubtay Guryo iyo Gooba Ganacsi kuwaas oo ay Haleeshay Madaafiic ay isku garaaceen Labada Koox.

Kahasaraha ayaa lasoo wariyay in ilaa Haatan La xaqiijiyay Dhimashada 15 ruux iyo Dhaawac intaas kabadan Dagaalka ayaana Wali Socda oo markasta Khsaaruhu intaas waa ka badan karaaa.

Maamulka Soomaaliland oo uuhaatan Hogaamiyo Cabdiraxmaan Ciro oo shalay uun Xilka la wareegay ayaan wali Ka Hadal Dagaalkaan oo Galay maalintii Labaaad Sidoo akle SSC khaatuma ayaan wali ka Hadal Dagaalkaan.

SSCKhaatuma ayaana ka Caraatoday Dad kasoo Jeeda deeganadooda oo dhawaan Lagu laayay Magaalada Ceerigaabo Taas oo sababtay inay is abaabulaan kadibna Weerar ku qaadaan Maamulka Ceerigaabo.

lama oga Halka uu ku danbayn Doono Dagaalka Ceerigaabo oo Wali soconaaya iyo Cida ku Hari doonta Gacan ku haynta Magaladaan.

Xasan Shiikh oo dib ugu laabtay Gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahaan kusugnaa Caasimadda Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo abaabulka howlgallada ka dhanka ah KooxdaAl shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa

Ilhaan Cumar oo ka hadashey Qorshe looga Tarxiilayo Dalka Mareykanka

Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Koongaraska Maraykanka, ayaa sharci-darro ku tilmaantay olole ay wadaan qaar ka mid ah xisbiga Jamhuuriga iyo ganacsadaha Elon Musk, kaasi oo lagu doonayo in

Ciidanka Puntland oo lagu weeraray buuralayda Xabley ee Gobolka Bari

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, sagaal kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib weerar ay xalay kooxda Daacish kusoo qaadday deegaanka Xabley ee degmada

Ciidanka Ahlu-suna oo dib loo dhisayo si ay u xoojiyaan dagaalka lagula jiro Al shabaab

Hogaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay jirto dib u howlgalinta ciidamadii Ahlu Sunna ee Gobolada dhexe ka xoreeyay Al shabaab kuwaasi oo kusoo

Caalamka:- Dibad -baxyo xoogan oo ruxay Gobolo ka tirsan Dalka Turkiga

Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa ka qayb qaatay banaanbaxyo ka dhacay guud ahaan dalka Turkiga, kadib markii ninka ay sida weyn u loolamayaan madaxweynaha dalkaasi, Recep Tayyip Erdogan, xabsiga
Ad
Previous articleGudoomiye Amiir oo Qaaday Talaabo Dadka Muqdisho ku Farxeen Asagoon Madaale xilka wali kala wareegin
Next articleNin Qarax ka Gaystay Kismaayo oo la qabtay Waraysi Cajiib ahna Bixiyay