Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal Qaraar oo Kasocda Gobalka Galgaduud

Dagaal Qaraar oo Kasocda Gobalka Galgaduud

0

Deg Deg Dagaal aad u culus ayaa hada ka socda Deegaanka Xarar-xayle oo Ceel-xabay Bari ka xiga waana Deegaan hoostaga Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

Labada Maleeshiyo Beeleed ayaa ka soo kala Jeeda Guriceel iyo Wabxo.

Dagaalkaan ayaa Shalay Galinkii Danbe Dhexmaray Beelaha Mursade iyo Cayr kuwaas oo Saakay Marlale Dagaal Qaraar Dhexmaraayo.

Lama Oga Khasaaraha Rasmiga ah ee Dagaalkaan kaas oo Wali Socda Galmudug Waxa kusoo laalaabtay Dagaalada Beelaha oo Xal waara loo la’yahay.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleAxmed madobe oo Xamar kasoo Dajiyay ciidamadii Dowlada ee lagu Qabtay Raaskanbooni
Next articleWar Deg Deg ah:Dagaal Qaraar oo kasocda Ceerigaabo iyo SSC khaatumo Gudaha ugalay Ceerigaabo